Ciidamada Booliska Somaliland oo La Wareegay Xarunta TV-ga Horyaal | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidamada Booliska Somaliland oo La Wareegay Xarunta TV-ga Horyaal
September 6, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa maanta la wareegay xarunta dhexe ee Telefiishanka Horyaal ku leeyahay magaalada Hargeysa.

Telefiishanka Horyaal ayaa loo haystaa barnaamij uu sii daayay oo ku saabsan Dumar Qaad ku cunaya guri ku yaala magaalada Hargeysa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS