Ciidamada Booliska DDSI Oo Shaaciyay In Ay Qabteen Galaydh Dad Ku Weeraray Deegaanka Jarati. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidamada Booliska DDSI Oo Shaaciyay In Ay Qabteen Galaydh Dad Ku Weeraray Deegaanka Jarati.
September 18, 2019 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)- Ciidamada new boolis ee dawlad deegaanka somalida Itoobiya ayaa sheegay in soo qabteen galaydh dad kusoo weeraray deegaanka jarati kaasi oo ay hada gacan ku hayaan.

Taliyaha ciidanka booliska DDSI Oo ayaa warbixiyay sida ay usoo qabteen kadib marki dadka deegaanku kusoo war galiyeen,

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS