|
|||||
WAJAALE NEWS
Buurmadoow oo Eedo Culus U Jeediyay Madaxweyne Biixi, Kana Digay Shaqsiyaad Kooto Loogu Xidho Keenista Shidaalka
September 22, 2019 - Written by Editor:Hargeisa (WJN)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow oo maanta ka qayb galay xaflada qalin jebinta ee Jaamacada New Generation, ayaa waxa uu eedo culus u jeediyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Boqorka ayaa waxa uu wax laga xumaado uu ku tilmaamay in xukuumada Madaxweyne Biixi ay dhiiri gelin waydo Jaamacadaha Bareefadka ah iyo Iskuulada. Dhinaca kale, Boqor Buurmadoow ayaa waxaa uu ayaan daro weyn ku tilmaamay in shaqsiyaad kale kooto loogu xidho keenista Shidaalka dalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Madaxwaynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Ergayga Cusub Ee Qaramada Midoobay U Qaabilsan So... Daawo:Wafti Ka Socda Dalka Joordan Oo Soo Gaadhay Magaalada Hargaysa Iyo Kulan ay La Qaateen Madaxwe... Daawo:Nuxurka Kulan Balaadhan Oo Wasiiro Somaliland Ka Socdaa La Yeesheen Wasiirka Maaliyada Dalka ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|