“Boqor Hadaad Gudihiina Isku Eryanaysaan Shalayto Maxamuud Xaashi Ayaa Dawlada Joogay, Haduu Ina Kaahin Maanta Yimid Haku Dilin Qaranka Oo Dhan”Xil Siciid Cilmi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Boqor Hadaad Gudihiina Isku Eryanaysaan Shalayto Maxamuud Xaashi Ayaa Dawlada Joogay, Haduu Ina Kaahin Maanta Yimid Haku Dilin Qaranka Oo Dhan”Xil Siciid Cilmi.
September 25, 2019 - Written by Editor:

“Boqor Horta Shalayto Waad Ina Kala Dirtay, Arinta Ceel Afwayna Adigaa Umujuura, Adigaa Maantana Dhaarta Barina Xabada Rida” Xildhibaan Siciid Cilmi.

HARGAYSA(W,N) Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo kamida ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland Ee Xisbiga Talada Dalka Haya ee Kulmiye ayaa ka jawaabay Hadalo Shalay kasoo yeedhay Boqor Buurmadow Kuwaasi oo uu xukuumada boqorku ku eedeeyay xal uhelid la,aanta colaada Ceel Afwayn,

Xildhibaan Siciid Cilmiy ayaa boqor buurmadow ku dhaliilay masuuliyada colaada ceel afwayn oo uu sheegay in uu isagu yahay hogaamiyaha beesha ay colaadu ka dhaxayso dhigooda ay ood wadaagta yihiin islamarkaana ay tahay in uu isagu daacad ka noqdo xal laga gaadho soo afjarida colaada Ceel-Afwayn,

Dhanka kale xildhibaan Siciid Cilmyi ayaa boqor buurmadow ku eedeeyay in uu kala xigtaysanayo wasiirada deegankiisa isagoo xusay wasiirkii hore eemadaxtooyada Maxamuud Xaashi wakhtgiisii sidii ula shaqayn jiray iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamed kaahin Uu kala Dhawaysanayo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS