Boorama: Saddex Caruura oo Walaalo Ah oo Guri Ku Gubtay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Boorama: Saddex Caruura oo Walaalo Ah oo Guri Ku Gubtay
September 22, 2019 - Written by Editor:

Boorama (WJN)- Sadex caruura ah oo walaalo ah ayaa maanta waxaa ay ku Naf waayeen Guri ku gubtay Magaalada Borama, Waxaa dhacdadan ka warbixiyay Taliyaha Saldhiga dhexe ee Boorama Muuse Cabdilaahi Hanfi iyo Ciidamada Dab-demiska.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS