”Bisada Hargaysa Ku Nool, Waxay Ka Nasiib Badan Tahay, Qofka Muqdisho Jooga” Maayar Soltelco. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
”Bisada Hargaysa Ku Nool, Waxay Ka Nasiib Badan Tahay, Qofka Muqdisho Jooga” Maayar Soltelco.
September 29, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Maayarka caasimada hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid soltelco ayaa waraysi lalayeeshay kaga hadlay sida ay u kala duwan yihiin caasimada Somaliland ee Hargaysa iyo magaalada Muqdisho ku  sheegay  in Bisada ku nool magaalada Hargaysi ay Nasiib Badan Tahay Qofka ku Nool Muqdisho.

Hadalka kasoo yeedhay Maayarka caasimada Hargaysa ayaa noqday mid hadal hayntiisu iyo falanqaynta lagu samaynayaa ay Qabsato baraha Bulshada iyadoo warkiisa ay si gaara Uqaateen Tvga Afka Dawlada Somaliya Ku Hadla ,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS