Badhasaabka Gobolka Sanaag Oo Ka Hadlay Dagaal Shalay Ka Dhacay Deegaanka Ceel-Afwayn Iyo Khasaaraha Uu Sobobay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gobolka Sanaag Oo Ka Hadlay Dagaal Shalay Ka Dhacay Deegaanka Ceel-Afwayn Iyo Khasaaraha Uu Sobobay!
September 19, 2019 - Written by Editor:

CEERGAABO(W,N) Badhasaabka gobolka sanaag tiinbaro ayaa ka hadlay dagaal shalay ka dhacay deegaanka ceel afwayn gaar ahaan tuulada masley kaasi oo ay kaga horyimaadeen beelihii udirirtu udhaxaysay kaasi oo sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawac

Badhasaabka gobolka sanaag faah faahin ka bixiyay tirada ku dhimatay dagaal oo ah shan ruux iyo sagaal dhaawac ah,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS