Awaamiir Culus Oo Lagu Soo Rogay Shirkadaha Socdaalka Iyo Xaafadaha Caasimadda. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Awaamiir Culus Oo Lagu Soo Rogay Shirkadaha Socdaalka Iyo Xaafadaha Caasimadda.
September 30, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maamulka dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa shir layeeshay shirkadaha socdaalka iyo laamaha anbiga kaasi oo ujeedadiisu ahayd sidii awaamiir la xidhiidha shaqada ay bulshada u hayaan shirkadaha socdaalka iyo xaafada caasimada kaasi oo daarna sidii loo wada xoojin lahaa abniga loona yaran lahaa khasaaraha ay gaystaan gaadiidku.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS