|
|||||
WAJAALE NEWS
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Ka Hadlay Masuul Ka Tirsanaa Waftigii Ay Ku Tageen Dalka Jarmalka Oo Baxsaday.
September 26, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada jamhuuriyada somaliland oo kamid ahaa wafti dhawaan safar ku tagay dalka jarmalka ayaa wax laga waydiiyay agaasime waxeed wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada ka socday kna mid ahaa waftigooda oo baxsaday iskana dhiibay midkamid ah wadamada qaarada yurub. Agaasime axmed abokor oo wax laga waydiiyay sobobta uu ubaxsaday masuul watfigooda kamid ahaa ayaa jawaab kooban ka bixiyay jiritaanka arintan Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|