Abwaan Xassan Dhuxul oo Fariin U Diray Siyaasiyiinta Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Abwaan Xassan Dhuxul oo Fariin U Diray Siyaasiyiinta Somaliland
September 22, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)– Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laabsaalax) oo ka mida Abwaanada da’yarta ah ee Somaliland ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay munaasibad qalin jabin ah loo soo sameeyay Arday ka baxday Jaamacada New Generation, Isagoona fariin culus u diray Siyaasiyiinta Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS