Hargeysa (WJN)- Aabaha dhalay Wiil Yar oo 9 jir ah oo maalintii shalay uu uu Gorgor ku cunay Degmada Xaaji Saalax ee gobolka Daad Madheedh meel 4km u jirta degmada Xaaji Saalax oo ku taalla dhinaca xadka Itoobiya, ayaa ka waramay dhacdadaas.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka