Xukuumada Somaliland Oo Ku Gacan Saydhay Hadal Kasoo Yeedhay Dawladda Seychelles. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Ku Gacan Saydhay Hadal Kasoo Yeedhay Dawladda Seychelles.
August 6, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Xukuumada Somaliland ayaa markii uhoraysay ka jawaabtay hadal dhawaan kasoo yeedhay dawlada scehelles ay Somaliland ku eedeaysay in jabisay heshiishkii xukunka budcad badeeda ku xidhnaa jeelka hargaysa kuwaasi oo madaxwayne biixi saamaxaad ufidiyay

Garqayaaanka guud ee qaranka ayaa tafasiil sharci ka bixiyay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS