Xubno Wasiiro Ah Oo Kormeer Ku Tagay Dekeda Berbera, Madaarka Iyo Goobo Kale! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xubno Wasiiro Ah Oo Kormeer Ku Tagay Dekeda Berbera, Madaarka Iyo Goobo Kale!
August 26, 2019 - Written by Editor:

BERBERA(W,N) Gudida dhaqaalaha ee golaha wasiirada xukuumada madaxwayn biixi ayaa kormeer idho indhayn ah ku magaalada berbera ee gobolka saaxil,

Wasiirada ayaa soo kormeeray madaarka berbera dekeda oo ay kasocdaan mashaariic laga fulinayay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS