Xisbiga Ucid Oo Fashiliyay Qorshe Xukuumadu Ku Doonayso In Aan Hirgalin Heshiiskii Xisbiyadu,Kuna Eedeeyay Dhacdadii Golaha Wakiilada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Ucid Oo Fashiliyay Qorshe Xukuumadu Ku Doonayso In Aan Hirgalin Heshiiskii Xisbiyadu,Kuna Eedeeyay Dhacdadii Golaha Wakiilada!
August 7, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Xisbiga cadaalada iyo daryeelka Somaliland ee ucid ayaa xkuumada kulmiye ku eedeeyay in ay ka danbaysay xildhibaanadii shalay ka dareeray fadhigii golaha wakiilada oo loogu balansanaa sidii loo ansixin  lahaa heshiiskii sedexda xisbi ka gaadheen arinta doorashada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS