|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Naasir Cali Shire Oo Ka Hadlay Dagaal Markale Kasoo Cusboonaaday Deegaanka Ceel-Afwayn+Khasaaraha Ka Dhashay!
August 12, 2019 - Written by Editor:BERBERA(W,N) Dagaal ayaa Mar kale ka dhex Qarxay beelaha wada dega Deegaanka Ceel-Afwayn Kadib Markii Maanta nin Lagu Dhex Diley Gudaha Magaalda Ceel-Afwayn. Khasaaraha ka Dhashay Dagaalka laba beelood ayaa sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawac elh Xildhibaan naasir cali shire ayaa dhiniciisa ka hadlay dagaalka kasoo cusboonaaday ceel afwayn isagoo baaq udiray beelaha walaalaha ah ee dirirtu ka dhaxayso. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Xisbiga WADDANI Oo Kulmiye Ku Eedeeyey in Uu Mas’uul Ka Yahay Niyad Jabka Reer Hargeysa Ee Qaadashad... Daawo:Arday Reer Somaliland ah Oo Tartan Quraan Kaga Qayb Galayay Dalka Isku Taga Imaaraadka Carabta... “Mucaaradku Kalsoonidii Iyo Dacwadoodii Way Na Siiyeen Laakiin Madaxweynuhu Wuu Ka Cudur Daartay.” G... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|