Xildhibaan Katirsan Golaha Guurtida Oo Shaaciyay Wakhti Lasoo Afjarayo Dhex dhexaadintii Xukuumada Jsl Iyo Jabhada Caare.
August 6, 2019 - Written by Editor:
Ceergaabo(W,N) Xildhibaan cumar waaye oo katirsan golaha guurtida Somaliland kana soo jeeda gobolka saanag ayaa shcciyay wakhtiga kama danbaysta ah ee lasoo afjarayo xal helida xukuumada Somaliland iyo arinta Col Caare