Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Ka Hadlay Weerar Maamul Goboleedka Punthland Kusoo Qaadeen Deegaanka Badhan Iyo Digniinta Uu Udiray! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Ka Hadlay Weerar Maamul Goboleedka Punthland Kusoo Qaadeen Deegaanka Badhan Iyo Digniinta Uu Udiray!
August 20, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka warfaafinta somaliand maxamed muuse diiriye ayaa goor dhawayd ka hadlay dagaal deegaanka badhan ku dhexmaray somaliland iyo ciidanka ka socday mamul goboleedka punthland oo jidgooyo ugalay badhasaabka gobolka madhan.

Wasiirka warfaafinta ayaa maamulka punthland ugu baaqay in ay ilaaliyaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS