Wasaarada Beeraha Jsl Oo Ka Hadashay Ayax Ka Dilaacay Deegaanada Dalka Qaar! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Beeraha Jsl Oo Ka Hadashay Ayax Ka Dilaacay Deegaanada Dalka Qaar!
August 24, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasaarada Horumarinta beeraha jamhuuriyada somaliland ayaa ka hadashay ayax maalmihii udanbeeyay lagu arkayay deeganada dalka qaar kaasi oo wakhtigan faro badan ku haya dalaga iyo deegaankaba

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS