‘’Waa In Cadaalad Loo Sameeyaa Dhalinyarada Imtixaanka Laga Qaado iyo Kuwa Shaqo La Siinayo‘’ Maxamed Xaashi Cilmi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
‘’Waa In Cadaalad Loo Sameeyaa Dhalinyarada Imtixaanka Laga Qaado iyo Kuwa Shaqo La Siinayo‘’ Maxamed Xaashi Cilmi
August 2, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Eng: Maxamed Xaashi Cilmi ayaa Xukuumada u soo jeediyay inay cadaalad u sameeyaan Dhalinyarada laga qaadayo Imtixaan ama Shaqo la siinayo.

Dhinaca kale, Maxamed Xaashi Cilmi ayaa ka hadley arimo la xidhiidha cadaalada iyo sida loogu baahan yahay in dadka cadaalad loo sameeyo, Isagoona soo jeediyay in lala xisaabtamo cidkasta oo xil loo dhiibtay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS