Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Shacabka ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Gaashanle Dhexe Daahir Daahir Yare!
August 7, 2019 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)- Taliyaha ciidanka booliska Somaliland GEN Cabdilaahi fadal ayaa shacabka Somaliland ciidamada qaranka ka tacsiyadeeyay geerida marxuum gaashaanle dhexe daahir yare oo ku geeriydooday dalka malaysia oo loo geeyay xaalada caafimaad.