|
|||||
WAJAALE NEWS
Qurba Joogta Reer Somaliland Ee Dalka Sweden oo Deeq Soo Gaadhsiiyay Cisbitaalka Magaalada Gabiley
August 9, 2019 - Written by matan mohamedGabiley (WJN)- Qurba joogta u dhashay magaalada Gabiley ee ku dhaqan dalka Sweden ayaa waxa ay maanta deeq kala duwan oo iskugu jira qalab Caafimaad iyo Baaskiilado loogu talo galay dadka Curyaamiinta ah soo gaadhsiiyay Cisbitaalka. Dhinaca kale, Waxaa madasha deeqda lagu wareejinayay Cisbitaalka Gabiley goobjoog ka ahaa Maamulka iyo Masuuliyiinta Gabiley iyo Dadkii loo soo wakiishay inay deeqdaasi gaadhsiiyaan Cisbitaalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/JX3DJ8dHD3o Related posts:DAAWO;-Gabadhii Suuqa Hargeysa Askarigu ku Farasaaray Oo Faah-faahisay Siday Wax UDhaceen,Kana Jawaa... Daawo:Garabkii Uu Hogaaminayay Axmed Muumin Seed Oo Laba Garab U Kala Jabay Iyo Garab Qaadacay Wada ... Maamulka Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Olole Nadaafadeed Ka Fuliyay Dhaamka Xaafada Jig Jig Yar Oo Qa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|