Maxkamada R. Gobolka Maroodi Jeex Oo Xayiraadii Ka Qaaday Wargayska Foore Iyo Masuuliyiin Ka Hadlay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxkamada R. Gobolka Maroodi Jeex Oo Xayiraadii Ka Qaaday Wargayska Foore Iyo Masuuliyiin Ka Hadlay!
August 24, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Maxkamada racfaanka ee gobolka maroodi jeex ayaa maanta xayiraadiii ka qaaday wargayska foore oo hore maxkamadu uxayirtay

Masuuliyiinta wargayska foore gudoomiyaha ururka solja iyo qaarkamida qareenadii udoodayay ayaa ka dareen celiyay go,aanka ay maxkamadu racfaanku ku safaxday wargayska foore.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS