Madaxweyne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Xaflada Qalin Jabinta Ardayda Abaarso Tech! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Xaflada Qalin Jabinta Ardayda Abaarso Tech!
August 25, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qaybgalay xaflad loo qabtay Arday dhamaysatay waxbarashada heer jaamacadeed oo ka qalinjebiyey Jaamacada Abaarso Tech oo lagu qabtay Grand Haddi Hotel ee magaalada Hargeysa.

Munaasibadan qalin jabinta ardayda waxbarashada heerka jaamacadeed ee abaarso tech ayaa waxaa ka qabgalay masuuliyiin tiro badan culimo awdiin. iyo madaxda asxaabta siyaasada Somaliland.

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

 

COMMENTS
LINKS