“Madaxwayne Umada U Sheeg Inaad Ka Noqotay Heshiiskii Khaatumo Iyo Somaliland”Jaamac Shabeel | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxwayne Umada U Sheeg Inaad Ka Noqotay Heshiiskii Khaatumo Iyo Somaliland”Jaamac Shabeel
August 6, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Siyaasi jaamac shabeel gudoomiyihii hore eegolaha xisbiga kulmiye ayaa ka hadlay xaalada dalka

Sidoo kale jaamac shabeel ayaa madaxwaynaha Somaliland ugu baaqay in uu umada usheego in uu ka noqday heshiiskii Somaliland iyo khaatumo

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS