HARGAYSA(W,N) Madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland muuse biixi cabdi oo ay weheliyaan xubno katirsan xukuumadiisa ayaa slaadii jimce shacabka caasimada kula tukaday masaajidka ibraahim dheere ee badhtaha caasimada Hargaysa.
WAJAALENEWS DESK