Madaxwayne Biixi Muxuu Ku Sobobeeyay Kulankii Uu La Yeeshay Wasiirada Somaliya Iyo Dareenka Ay Shacabku Ka Bixiyeen? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Biixi Muxuu Ku Sobobeeyay Kulankii Uu La Yeeshay Wasiirada Somaliya Iyo Dareenka Ay Shacabku Ka Bixiyeen?
August 20, 2019 - Written by Editor:

JIDAH(W,N)-Madaxwaynaha somaliland muse biixi oo ka hadlayay kulan uu layeeshay jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan magaalada jidah ayaa ka dareen celiyay kulankii uu xajka kula yeeshay wasiiro ka socday maamulka somaliya oo bulshada reer somaliland hadalhayn badan ka dhex abuuray.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/VFL-EgGXcEg

COMMENTS
LINKS