|
|||||
WAJAALE NEWS
Maayarka Magaalada Ceel-Afwayn Oo Faah faahin Ka Bixiyay Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sobobay Dagaal Maanta Ka Dhacay!
August 12, 2019 - Written by Editor:CEEL AFWAYN(W,N) Ugu yaraan 5qof ayaa ku dhintay dagaal maanka dhacay deegaanka ceel afwayn halka ay ku dhaawacmeen 4ruux oo kalena , 5qof eek u dhinta dagaalkan ayaa kalaha sedex dumar ah iyo laba Rag ah. Maayarka Magaalada ceel-afwayn ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha dagaalkan uu sobobay isagoo sheegay in ay jiraan laba ruux oo xaaladoodu aad u liidato. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Dawlada Itoobiya Oo Sheegtay In Heshiiska Ay La Gashay Somaliland Uu Waafaqsan Yahay Xeerarka Caalam... Wasiirka Warfaafinta Oo Ka Hadlay Khilaafka Hadheeyay Shir waynaha Ururka Solja Iyo Fariinta Uu Udir... DAAWO; Dhacdooyinka Hadheeyay Orodyahan Mo Farah Intii Uu Ku Guda Jiray Tartanka Iyo Sidii Uu Ugu Gu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|