“Korayl Caarre Waa Inuu Si Deg Dega Isugu Soo Dhiibo Ciidanka Qaranka Jsl “Xildhibaan Abokor Shidde | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Korayl Caarre Waa Inuu Si Deg Dega Isugu Soo Dhiibo Ciidanka Qaranka Jsl “Xildhibaan Abokor Shidde
August 29, 2019 - Written by Editor:

CAYNABO(W,N) Xildhibaan Abokor shide oo kamida xildhibaanada golah deegaanka degmada caynabo ayaa eedo culus ujeediyay col caare isagoo ugu baaqay in uu deg deg isugu soo dhiibo ciidanka qaranka jamhuuriyada Somaliland Isagoo madaxdhaqameedka ugu baaqay in ay joojiyaan kicinka fidnada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS