Jaamacada Hargeysa Oo Ku Guulaysatay Inay Ka Mid Noqoto Ururka Jaamacadaha Africa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Jaamacada Hargeysa Oo Ku Guulaysatay Inay Ka Mid Noqoto Ururka Jaamacadaha Africa.
August 5, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Jaamacada Hargaysa University ayaa ku guulaysatay in ay kamid noqoto ururka jaamacadaha Africa.

Arinta ay ku guulaysatay jaamacada dawlada Somaliland ee Hargaysa University ayaa noqonaysa talaabo guul u ah Somaliland taasi micno ahaan ah in ururka jaamacada Africa aqoonsaday Somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS