|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Cirro Ka Hadlay Kulankii Madaxwayne Biixi Iyo Madaxda Somaliya Ee Xajka, Bulshadana Xusuusiyay Weedhihii Kulmiye!
August 13, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxmaan cirro ayaa ka hadlay kulan magaalada makkah ku dhexmaray waftigii uu hogaaminayay madaxwaynaha Somaliland iyo wasiiro ka socda maamulka madaxwayne farmaajo uu uu hormud uyahay wasiirka arimaha Dibada oo isagu marwalba si qaawan uweerara qadiyada Somaliland iyo safarkii madaxwayne biixi ee Gini. Gdoomye cirro ayaa kulankaasi Bulshada ugu sharaxay Qaab suugaaneed, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/twBmAdTjSUg
Related posts:Suldaanka Guud Ee Beesha Habar Awal Oo Sheegay In Aanay Doorashadu Dhaafaynin Wakhtigii Lagu Heshiiy... War deg deg ah xarunta dhexe ee kulmiye oo gacanta la isula tagay mid ka mid ah xildhibaanada wakiil... "Siyaasiyiintii Way Ku Fashilmeen Inay Umada Hogaamiyaan,Anagaa Metelayna Wada Hadalka Somaliland Iy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|