|
|||||
WAJAALE NEWS
Galka Baadhista;-Warbixin Daboolka Ka Qaaday Magacyada Dadka La Xidhiidhinayo Qaraxii Uu Ku Geeriyooday Eng Yariisow!
August 9, 2019 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N) Barnaamijka galka baadhista ee Idaacada VOA ayaa warbixin ay ka diyaarisay xogaha laga helayo qaraxii magaalada muqdhiso ee lagu dilay gudoomiyihii gobolka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Yariisow Iyo cida fulintiisa lala xidhiidhinayo kuwaasi oo lagu sheegay laba dumar ah oo xafiiska dawlada hoose ka shaqaynayay Halkan Kaga Bogo Warbixinta Galka Baadhista Oo Faah Faahsan; https://youtu.be/NOHkjc_2sic Related posts:Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl Oo Sheegay In Aanay Xukuumadu Wax Wadahadal Ah La Furay Xisbiyada Mucaari... “Coldoon In La Xidhaa Isaga Ayay Uwanaagsan Tahay, Waayo Qofka Waalidka Ah Ee Uu Ilmihiisa Dhaleecey... Abwaan Xassan Daahir Weedhsame Oo ka Hadlay Xadhiga Library gii Dhalinyaradu Wax ku Akhrisan Jirta... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|