Hargeysa (WJN)- Waxaa magaalada Hargeisa lagu qabtay Dood lagu faaqidayay heerka ay qabyaadu ka taagan tahay Somaliland iyo sida looga bixi karo.
Doodan waxaa ka qaybgalay masuuliyiin ay ka mid yihiin Eng: Maxamed Xaashi Cilmi, Abwaan Yuusuf Shaacir iyo Aqoonyahanad Sucaad Carmiye.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka