|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;”Waa Ceeb In Madaxweyne Biixi Iyo Qoyskiisa Dhul Boob Lagu Eedeeyo” Xisbiga Waddani.
August 17, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa madaxwaynaha Somaliland ku dhaliilay kulankii uu la yeeshay wasiirada ka socday somaliya isagoo sheegay in talaabadaasi bulshada reer Somaliland tusayso in aanay jifo lahayn siyaasada arimaha dibada ee xukuumada biixi Sidoo kale xoghayaha xisbiga wadani ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay oo qaranka ceeb ku ah in madaxwaynaha Somaliland iyo qoyskiisa lagu eedeeyo dhulboob ay dad masaakiin ah ku dulmiyayaan HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/G1okoVhuNM8 Related posts:Prof Cabdi Cali Oo Wasaarada Maaliyada Ku Dhaliilay Cashuurta Ay Kusoo Rogtay Shirkadaha Laydhka,Kun... Daawo:Wariye C/salaam Hereri Oo Barnaamij Cajiib ah Ka Diyaariyay Somalida Degen Hindiya Iyo Nin Som... DAAWO;-Xildhibaan Ka Tirsan Wakiilada Jsl Oo Sheegay In Ay Xeer Ciqaabeed Ka Soo Saarayaan Qofka Tag... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|