DAAWO;Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Kulan Uqabatay 12Xurumo Caafimaad, Lana Wareegtay Gacan Ku Hayntooda | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Kulan Uqabatay 12Xurumo Caafimaad, Lana Wareegtay Gacan Ku Hayntooda
August 25, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Dawlada hoose ee degmada gabiley ayaa kulan u qabatay 12 xarumo  caafimaad mch oo ka kala yimid deegaanada gobolka gabiley.

Maayarka magaalada gabiley ayaa shaaciyay in dawlada hoose la wareegtay daryeel iyo cagan ku haynta 12daryeel caafimaad ee ka kala scoday gobolka kuna sugnaa goobtan

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS