|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo:Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Kormeeray Deegaano Ka Tirsan Buuhoodle Digniin Culusna U Diray Puntland
August 30, 2019 - Written by Editor:Daawo:Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Kormeeray Deegaano Ka Tirsan Buuhoodle Digniin Culusna U Diray Puntland Buuhodle(wajaalenews)ciidamada qaranka Somaliland ayaa kormeer ku tagay deegaano ka tirsan Buuhoodle,deegaamadan ayay dhawaanahan ku soo noqnoqonayeen ciidamada maaamul goboleedka Somaaliyeed ee Puntland. deegaamada ciidanka qaranku kormeereen ayay ka mid yihiin Kalshaale,Maygaagle iyo Sarajoogle. Halkan ka Daawo warkan Oo dhamays tiran Related posts:DAAWO;-Qasriga Madaxtooyada Somaliland Oo Caawa Lagu Qabtay Munaasibada Xuska Sanad Guurada 18may Ee... Barlamaanka Dalka Turkiga Oo Ansixiyey Qaraar Lagu Kordhinayo Hawlgalka Ciidamadeeda Ku Sugan Xeebah... Wasiirada Maalgashiga Iyo Maaliyada Oo Faah-faahin Ka Bixiyay Ujeedada Loo Aasaasay Shirkad Imaaraad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|