DAAWO;-Xildhibaanada Gobolada Darifyada Somaliland Oo Saaka Ka Dareeray Fadhigii Golaha Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaanada Gobolada Darifyada Somaliland Oo Saaka Ka Dareeray Fadhigii Golaha Iyo Sobobta!
August 6, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Xildhibaanada Golaha wakiilada katirsan ee kasoo kala jeeda gobolada awdal iyo sanaag bari, iyo sool oo ka dareeray fadhigii golaha ee saaka kadib markii goluhu ubalan sanaa gudo galka ansixinta heshiiskii xisbiyada somaliland ku heshiiyeen ee arimaha doorashada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS