DAAWO;-Xildhibaan Qabile Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Cashuur Uu Wasiirka Maaliyadu Shacabka Ku Kordhiyay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaan Qabile Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Cashuur Uu Wasiirka Maaliyadu Shacabka Ku Kordhiyay!
August 5, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Xildhibaan Maxamed faarax Qabile oo kamid ah baarlamaanka Somaliland ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka maaliyada oo wada qorshe uu shacabka ku saaro cashuur xaddhaaf ah taasi oo wakhtigan muran culus ka dhex abuurtay wasaarada maaliyada iyo shirkadaha bixiya adeega laydhka

HALKAN KA DAAWO MUUQAAKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS