DAAWO;-Xildhibaan Cabdiqaadir Xaamud Oo Wasiirka Caddaaladda Ku Eedeeyay Inuu Lunsadday Lacag Dhan Nus Malyuun Dollar!
August 3, 2019 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N) Xildhibaan Cabdiqaadir Xaamud oo kamida mudanayaasha golaha wakiilada ee gobolka sanaag ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka cadaalada Somaliland oo uu ku eedeeyay in uu lunsaday nus milyan dollar