DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Fariin Culus Udiray Odayaasha Dhaqanka Ee Warbaahinta Ka Hadla! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Fariin Culus Udiray Odayaasha Dhaqanka Ee Warbaahinta Ka Hadla!
August 14, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi galinta somaliland Maxamed Muuse Diiriye Oo ka hadlayay munaasibada xuska maalinta dhalinyarada ayaa weedho dardaaran iyo hogo tusaalay ah ujeediyay dhalinyarada reer Somaliland,

Sidoo kale Wasiirka Warfaafinta ayaa fariin Culus udiray Odayaasha madaxdhaqameedka ah ee Warbaahinta hadalada Hanjabaada iyo kicin bulshada ka sheega isagoo xusay in aan cidna laga Baryaynin Nabadgalyada,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS