DAAWO;-Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl Oo Ka Hadlay Siidaynta Xildhibaanada Golaha Deeganka Gabiley Oo Mudo Ku Xidhaa Hargaysa+fariiinta Uu Udiray Shacabka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl Oo Ka Hadlay Siidaynta Xildhibaanada Golaha Deeganka Gabiley Oo Mudo Ku Xidhaa Hargaysa+fariiinta Uu Udiray Shacabka
August 7, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta iyo technolajiyada somaliland Dr Cabdiwali Suufi Jibriil ayaa markii uhoraysay ka hadalay xaalada gobolka gabiley iyo cida siidaysay 5kamida xildhibaanada golaha deegaanka gabiley oo mudo ku xidhnaaa magaalada hargaysa Isagoo shacabka reer gabiley ugu baaqay in arintaasi ay kusoo dhamaatay waji fiican xildhibaanka wali xidha ay ku jiraan sidii ay usiidayn lahaayeen.

Sidoo kale wasiirka isgaadhsiinta ayaa sheegay in aanay xukuumadu iska xidhan cid aan danbi galin

Dhanka kale wasiirka isgaadhsiinta ayaa shaaciyay in ay bacdi ciida galin doonaan xalin khilaafka golaha deegaanka gabiley

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS