DAAWO;-Waraysi La Layeeshay Wasiir Kuxigeenka W. Xanaanada Xoolaha Oo Socdaal Ku Joogta Dalka UK Iyo Arimaha Ay Kaga Hadashay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi La Layeeshay Wasiir Kuxigeenka W. Xanaanada Xoolaha Oo Socdaal Ku Joogta Dalka UK Iyo Arimaha Ay Kaga Hadashay.
August 26, 2019 - Written by Editor:

LONDON(W,N)- Wasiir kuxigeenka wasaarada xanaanada xoolaha iyo kalumaysiga marwo yurub abiib oo socdaal ku joogta dalka ingiriiska ayaa lala yeeshay waraysi kaasi oo daarnaa ujeedada socdaalkeeda iyo qorshayaasha uyaala wasaarada ay masuulka ka tahay.

Sidoo kale Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Xananada Xoolaha Iyo Kaluumiysiga Somaliland Marwo Yurub Abiib Abdi Oo

Ayaa Ka hadashey Xaalada Guud Ee dalka Somaliland iyo waayihii adkaa ee losoo marey Wasiirada Ayaa Sidoo kale Soo Bandhigtey In Passborka Somalind yahay ka ay kusoo soo gashey Dalka ingriiska.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS