DAAWO;-Wafti Ka Socda Baanka Aduunka Oo Kulan la Qaatay Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wafti Ka Socda Baanka Aduunka Oo Kulan la Qaatay Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha!
August 4, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wafti kasocda bangiga aduunka oo socdaal ku yimid somaliland ayaa kulan la yeeshay gudoomiyaha haayada shaqaalaha

Baanka aduunka ayaa iyagu bixiyay mashruuca dib uhabaynta shaqaalaha soamliland  oo wali socda,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS