DAAWO;-Sheekh Aadansiiro Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Xukuumada Madaxwayne,Soona Bandhigay Boob Iyo Tacadi Uu Ku Kacay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sheekh Aadansiiro Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Xukuumada Madaxwayne,Soona Bandhigay Boob Iyo Tacadi Uu Ku Kacay!
August 11, 2019 - Written by Editor:

“Madaxwaynaha Waxaan Leenahay In Meel 300qoys Degen Yihiin Loosoo Xukumo Qoyskaaga Wax La Aqbalayo Maaha”Sheekh Aadansiiro.

HARGAYSA(W,N) Sheekh aadan xaaji Maxamuud Xiiray (Aadnsiiro) oo kamida culumida waawayn ee dalka ayaa salaadii cida ka dib ka hadlay xaalada dlka iyo sida ay bulshada usaamaysay duruufta nololeed

Sidoo kale sheikh aadansiiro ayaa madaxwayne biixi ku dhaliilay in dhaqaaihii umadu ku ururay isaga dalkana aanay ka socon wax mashaariic ah iyadoo taa badalkeedii uu sheegay in dadkii soo ooteen,

Dhanka kale sheikh aadansiiro aayaa waxaan la aqbili Karin ku tilaamay in qoyska madaxwayne biixi loo xukumo meel ay degen yihiin 300qoys.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/HPuyCM581-0

 

 

COMMENTS
LINKS