DAAWO;-Shacabka Gobolka Gabiley Oo Si Wayn U Oogay Salaadii Ciida | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shacabka Gobolka Gabiley Oo Si Wayn U Oogay Salaadii Ciida
August 11, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Kumanaan kamida shacabka ku dhaqan magalada gabiley ayaa saaka fargaare ku tukaday saladii ciidul adxa

Munaasibada ayaa waxaa kala soo qaybgalay masuuliyiin ka tirsan xukuumada maamulka gobolka iyo culumo awdiin ,iyo qaybaha kala duwan ee bulshada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS