DAAWO;-Odoyaasha Iyo Waxgaradka Badhan Oo Ka Hadlay Xaalada Gobolka Iyo Taageerada Ay Uhayaan Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Odoyaasha Iyo Waxgaradka Badhan Oo Ka Hadlay Xaalada Gobolka Iyo Taageerada Ay Uhayaan Somaliland
August 31, 2019 - Written by Editor:

BADHAN(W,N) Odoyaasha iy waxgaradka deegaanka badhan ee gobolka sanaag ayaa ka hadlay xaalada guud ee gobolka iyaga oo shaaciyay taageerada ay uhayaan xukuumada Somaliland

Sidookale madaxdhaqameedka ayaa fariin udiray maamul goboleedka punthland oo deegaanka fd qalalo ka waday.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS