DAAWO;-Odayaasha & Waxgaradka Beelkamida Beelaha Degmada Tog Wajaale Oo Raali Galin Ka Bixiyay fal Xoghayaha Hore Loogula Kacay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Odayaasha & Waxgaradka Beelkamida Beelaha Degmada Tog Wajaale Oo Raali Galin Ka Bixiyay fal Xoghayaha Hore Loogula Kacay!
August 3, 2019 - Written by Editor:

TOGWAJAALE (W,N) Odayaasha, Waxgaradka Iyo Dhalinyarada Beelkamida Beelaha dega degmada tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa raali galin ka bixiyay weerar ay hore xubno kasoo jeedaa ay ugu qadeen Xoghayaha degmada tog wajaale Cabdilaahi Xasan Samaale.

Waxgaradka oo maanta warbaahin la hadlay ayaa raali galin ka Bixiyay falkaa foosha xumaa ee  lagula kacay Xoghaye Samaale kana timid dad kasoo jeeda beeshan raali galinta bixisay  iyagoo dhanka kalena sheegay in xoghayaha wajaale uu yahay masuul dulqaad iyo samir badan kaasi oo u dhabar adayga khalad kasta oo kaga yimaada gudashada shaqadiisa

Halkan ka Daawo Muuqaalka warkan;

COMMENTS
LINKS