DAAWO;-Madaxwaynaha DDSI Oo Ka Qayb Galay Xafladda Qalin Jabinta Ardayda Jaamacada Jig Jiga University. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwaynaha DDSI Oo Ka Qayb Galay Xafladda Qalin Jabinta Ardayda Jaamacada Jig Jiga University.
August 25, 2019 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)- Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida Itoobiya mustafe muxumed cumar (Mustafe Cagjar) ayaa ka qaybgalay xaflada qalin jabinta ardayda Jaamacada Jig jiga University oo maanta lagu qabtay magaalada jig jiga.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS