DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Dhagax Dhigay Dhismayaal Cusub Oo Lagu Kordhinayo Xarunta Dawlada Hoose | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Dhagax Dhigay Dhismayaal Cusub Oo Lagu Kordhinayo Xarunta Dawlada Hoose
August 18, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley oo ay Weheliyaan Badhasaabka gobolka Gabiley iyo xildhibaanada golaha deegaanku ayaa dhagax dhigay dhismayaal Cusub oo lagu kordhinayo xarunta dawlada hoose ee gabiley.

Waxaana ugu horay ka warbixiyay hirgalinta dhismayaasha cusub maayarka maxamed amiin iyo xildhibaano golaha katirsan

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

 

COMMENTS
LINKS