DAAWO;-Maayarka Caasimada Oo Magacaabay Gudi Iyo Arimaha Ay Ka Shaqayndoonto! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Caasimada Oo Magacaabay Gudi Iyo Arimaha Ay Ka Shaqayndoonto!
August 3, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maayarka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Ayaa Magacaabay Gudi ka Shaqayn Doonta Sidii Biyaha Loogu Xidhi lahaa Gobolka Maroodi Jeex iyadoo laga faa,iidaysanayo Roobabka wakhtigan sida fiican uga da,ay dalka,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS