DAAWO;-Maayarka Caasimada Oo Kormeer Ku Tagay Meelihii Khasaaraha Ay Soo Gaadhsiiyeen Roobabku! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Caasimada Oo Kormeer Ku Tagay Meelihii Khasaaraha Ay Soo Gaadhsiiyeen Roobabku!
August 28, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Maayarka caasimada hargaysa Cabdiraxmaan Soltelco ayaa kormeer kusoo maray goobihii ay shaaraha soo gaadhsiiyeen roobabkii shalay ka da,ay magaalada hargaysa oo watay dabaylo

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS